NAVIGATION
Toos ula hadal Macallinka
Download Skype
Islamic Links
Videos
Farriinta Macallinka
Ogoow ardayoow mucalimku waa waalidkaaga labaad waxa uu kugu leeyahay xaqa uu kugu leeyahay aabahaa ama ay kugu lee dahay hooyadaa waxa aanu kaa mudan yahay ixtiraamkii waalid iyo xishmadiisiiba.

Macallinku waa waalidka labaad ee ilmaha sidaa awgeed waxa ka saaran masuuliyad aad u balaaran dhowrista iyo toosinta ardayga.
  • MACALINKU waa maskaxdii umadoo malaasan..
  • MACALINKU inuu cajiib yahay ardayguu caawiyaa garan..
  • MACALIN keen Allow kaal macalinkiis Allow kaal intii kalkaalisana allow kaal.

Sidaa awgeed macallimiinta Fatxuramaan waxa ay mar kasta diyaar u yihiin toosinta iyo tayeynta ardayga ay wax barayaan waxaanay markasta jecel yihiin wanaaga iyo horumarka ardaygooda.

Fariinta macallinka ee maanta ee uu halkan idiinku soo gudbinayaa waa dhammaan ardayda waxaanu uugu bushaaraynaynaa inay fudud tahay sida waxloo barto oo kaliya qofka looga baahna yahay inuu dadaalo illaahayna kaashato.

Qalabka laga rabo ardayga

Qalabka laga rabo ardayga waa sidan hoos ku xusan (oo laguugu soo qoray luuqada somaliga):

  • Ardaygu waa inuu haysto Computer leh Camera.
  • Ardaygu waa inuu haysto Microphone:
  • Ardaygu waa inuu haysto Internet fiican.
  • Ardaygu waa inuu haysto Skype.


The Required Equipment (Written In English Language).

  • The Student should have a computer with camera.
  • The student should have a microphone.
  • The student should have an internet with high quality.
  • The student should have a Skype.


Markii aad diyaarsato qalabkan, Fadlan la soo xiriir Machadka caalamiga ah ee Fatxuraxmaan.



Social Media
Dhageyso Radio Alhidaaya
Weydii Culimada
Photo Galley