Yaanu Nahay
Machadka Fatxuraxmaan waa machad caalami ah oo ka hawla gala dhammaan daafaha dunida oo dhan.
Machadku waxa uu raacayaa nidaam casri ah oo kuu sahlaya inaad adigoo gurigaaga jooga aad ka baran karto culuumta diinteena suuban ee islaamka, waxaana kuu dhigi doona macalimiin takhasus u leh qaabka wax barista iyo tarbiyaynta caruurta.
Machadka waxa aad ka heli doontaa casharo tayo sare leh oo si heer caalami loo soo agaasimay waxaana kuu diyaariyay macalimiin aqoon sare u leh diinta islaamka.
Waxa aad nagala soo xiriiri kartaa ciwaanada hoos ku xusan
Website: www.fatxuraxmaan.com
Email :info@fatxuraxmaan.com