Casharada uu machadku bixinayo
Machadka caalamiga ah ee Fatxuraxmaan waxa uu kuu diyaariyay casharo tayo sare leh.
Machadka Fatxuraxmaan waxa uu kuu balan qaadayaa inuu ku diyaariyay casharo tayo sare leh waxa uu sidookale ku caan baxay in uu kor uqaado akhlaaqda,tarbiyada,aqoonta iyo maskaxda ilmaha ardayga ah.
Waxaad ka helaysaa machadka fatxuraxmaan dhammaan madooyinka hoos ku qoran:
- Xifdiga Quraanka Kariimka.
- Akhriska Quraanka.
- Tafsiirka Quraanka.
- Tajwiidka Quraanka.
- Axaadiista Rasuulka (SCW).
- Siirada Rasuulka.
- Afka Carabiga.
- Akhriska iyo Qorista Carabiga.
- Naxwaha Afka Carabiga.
- Culuumta Axkaamta.
- Af-soomaali ga.