NAVIGATION
Toos ula hadal Macallinka
Download Skype
Islamic Links
Videos
Farriinta Macallinka
Ogoow ardayoow mucalimku waa waalidkaaga labaad waxa uu kugu leeyahay xaqa uu kugu leeyahay aabahaa ama ay kugu lee dahay hooyadaa waxa aanu kaa mudan yahay ixtiraamkii waalid iyo xishmadiisiiba.

Macallinku waa waalidka labaad ee ilmaha sidaa awgeed waxa ka saaran masuuliyad aad u balaaran dhowrista iyo toosinta ardayga.
  • MACALINKU waa maskaxdii umadoo malaasan..
  • MACALINKU inuu cajiib yahay ardayguu caawiyaa garan..
  • MACALIN keen Allow kaal macalinkiis Allow kaal intii kalkaalisana allow kaal.

Sidaa awgeed macallimiinta Fatxuramaan waxa ay mar kasta diyaar u yihiin toosinta iyo tayeynta ardayga ay wax barayaan waxaanay markasta jecel yihiin wanaaga iyo horumarka ardaygooda.

Fariinta macallinka ee maanta ee uu halkan idiinku soo gudbinayaa waa dhammaan ardayda waxaanu uugu bushaaraynaynaa inay fudud tahay sida waxloo barto oo kaliya qofka looga baahna yahay inuu dadaalo illaahayna kaashato.

Islamic Links

Social Media
Dhageyso Radio Alhidaaya
Weydii Culimada
Photo Galley